K/Kuuriya oo War cusub ka soo saartay waxa ka jira geerida Kim Jong Un

Mas’uuliyiinta Korea-da Koonfureed ayaa ku adkeysanaya inaysan dalka Korea-da Waqooyi ka ogeyn wax dhaq-dhaqaaqyo ah oo aan caadi ahayn, waxayna taxaddar ka muujiyeen wararka sheegaya in hoggaamiyaha dalkaas Kim Jong Un uu xanuusan yahay. Wasiirka Mideynta ee Korea-da Koonfureed Kim Yein-chul, oo ah qofka qaabilsan la-macaamilka Korea-da Waqooyi, ayaa sheegay in dowladdiisa ay leedahay awood … Continue reading K/Kuuriya oo War cusub ka soo saartay waxa ka jira geerida Kim Jong Un